Nin garoon ku dhax eryaday Diyaarad uu raaci lahaa oo la xiray !! (Daawo Sawirada)

Nin 23 sano jir oo lagu magacaabo  Patrick Kehoe ayaa kasoo daahay diyaarada uu ku qornaa in uu raaco, waxa uuna ninkan garoonka soo galay xili ay Diyaarada isku diyaarineysay in ay duusho. Patrick ayaa xoog kusoo galay garoonka caalamiga ah ee magaalada Dublin, xili diyaaradii uu raaci lahaa albaabada loo xiray iskuna diyaarineysay in hawada gasho, … Continue reading Nin garoon ku dhax eryaday Diyaarad uu raaci lahaa oo la xiray !! (Daawo Sawirada)